Mareykanka oo Shaaciyay hadal niyad jab ku abuuraya maamulka Somaliland

Safiirka dowladda Mareykanka u jooga Soomaaliya, Larry Andre ayaa meesha ka saaray damaca maamulka Somaliland ku doonayo in ay ku noqdaan dal ka madax banaan Soomaaliya inteeda kale. Larry Andre ayaa munaasabad ka dhacday magaalada Minneapolis ka sheegay in dowladda Mareykanka ay Soomaaliya ka aaminsan yahay hal ayna aqoonsan yihiin xuduudii la sameeyay xilligii xuriyadda. … Continue reading Mareykanka oo Shaaciyay hadal niyad jab ku abuuraya maamulka Somaliland